Dagaal toos ah oo kasocda gudaha Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho

Xubno katirsan Al Shabaab ayaa gudaha ugalay Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho waxaana gudaha Hoteelka kasocda Dagaal toos ah waxaana Dagaalkaa u dhexeeyaa Ilaalada Madaxtooyada iyo ragii weerarka sooqaaday.
Raga Weerarka qaaday ayaa waxaa lasheegayaa in ay gaarayaan ilaa iyo 5 xubnood Xabada ayaa hada socota Raga hoteelka Weeraray ayaa waxa ay ku lebisanaayeen Dariiska Ciidamada.
ilaa iyo hada ayaa waxaa socda Dagaalka waxaana jira khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac ah waloow aan laxaqeejin karin tirada Dadka dhintay iyo dhaawac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here