Dhalinyaro laga soo badbaadiyay hotel SYL oo godka Jilicow lagu xiray

    NISA oo qeyb ka ah howlgalka Hotelka SYL ayaa la soo sheegayaa in dad badan oo ay ka soo badbaadiyeen Hotelka ay u kaxeysteen dhanka Godka Jilacow, halkaas oo la sheegayo in su’aalo lagu weydiinayo.

    Dadka ay ciidanka Kaxeysteen ayaa tiro ahaan lagu sheegay iney gaarayaan ku dhawaad 50-dhalinyaro ah oo la soo badbaadiyay.

    Hotelka SYL ayaa ku yaalla meel u dhyow madaxtooyada ayaa laba jeer oo hore waxaa weerar ku qaaday maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab.

    Weerarka maanta waxaa mas’uuliyaddiisa sheegtay ururka Al-Shabaab waxayna sheegteen inuu ku aadan yahay huteelka SYL.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here