Kolonyo katirsan Amisom oo Qarax lagula eegtay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax kadhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaalia.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaaladda Muqdisho, waxaana lala eegtay Kolonyo ka Tirsan Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom.

Waxaa ilaa iyo weli caday khasaaraha Qaraxaas ka dhashay oo soo gaaray Kolonyadii qaraxa lala eegtay oo katirsanaa Amisom.

Inta badan Wadada Warshadaha waxaa ka dhaca Qarayo lal eegto Ciidamadda Amisom  waxaana Qaraxyadaa ka dhasha Khaasara kala duwan oo duwan oo soo gara Ciidamadaa  waxaana inta badan Mus”uuliyada Qaxaryadaa Dusha u rita Al Shabaab oo dagaal xoogan kula jira Dowlada Soomaalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here