Wararkii ugu danbeeyay Weerarkii Hotel Syl

    In ka badan 80 ruux ayaa lagu soo waramayaa in laga soo badbaadiyay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen Hotel SYL oo ku dhow Villa Somalia .

    kooxda weerarka soo qaaday oo lagu qiyaasay 5-6 ayaa laga takhlusay 2, halka saddex kale ay weli  rasaas nool-nool ka ridayaan gudaha Hotelka.

    Saraakiisha Ammaanka ayaa rumeeysan in dad isagu jiro shacabiyo masuuliyiin ay gudaha ugu jiraan Hotelka.

    Xiliga oo habeen ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarka.

     

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here