DEG DEG:- Shabaab oo caawa weerar xoogan ku qaaday Xerada Hiil-weyne

    Kooxda Alshabaab ayaa hadda weerar kuqaaday Xerada Ciidanka ee Hiiilweyne oo qiyaastii 25KM u jirta Magaalada Muqdisho.

    Wararka waxa ay sheegayaan in hadda uu socdo dagaal toos ah oo u dhaxeeyo Kooxda weerarka soo qaaday iyo ciidankii kusugnaa xeradaasi oo u dhow D/Balcad ee G/Shabeellaha Dhexe.

     

      Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco halkan

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here