Mahad Salaad “Laamaha Amnigu ma shaacin karaan Khasaaraha”.

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in Laamaha ammaanka lagu amray inay qariyaan khasaaraya, isagoo sheegay war saxaafadeedka ka soo baxay Ciidanka Booliska ee lagu sheegay khasaaraha ka dhahsya weerarkii xalay ee Hotelka SYL uu ka badan tahay tirada ay sheegeen.

    Qoraal uu bartiisa Facebook soo geliyay ayuu su’aal ka keenay sida ay ugu suura gashay dableyda weerartay Hotelka SYL oo ku dhow Madaxtooyada, iyadoo dhowr barood ay ku sugan yihiin ciidanka oo ay ku biyaan gaadiidka.

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here