Al-Shabaab oo war culus kasoo saaray Dagaalkii Xalay ay kuqaadeen Xero Ciidan oo Hiilweyne kutaala

    ????????????????????????????????????

    Kdib Dagaalkii Xalay ee Hiilweyne ayaa waxaa jiray Dagaalkaa ka dib Warar kala duwan oo kasoo baxay Dagaalkaa.

    Dagalamayaasha Al-Shabaab ayaa  war kasoo baxay  waxaa lagu sheegay in Weerarkii Xalay ay Al-Shabaab ku dileen Afar ruux waxaa sidoo kale Al-Shabaab ay shaaca kaqaadeen in ay halkaa kaqaateen saana Ciidan halka Gaadiib Dagaal ay kugubeen Halkii ay Xalay Al-Shaaabku Weerareen ee Hiilweyne.

    Degaanka Hiilweyne ayaa Al-Shabaab laga saaray sanadii 2012  waxaana Weerarkii xalay lagu sheegay in uu ahaa Weerarkii ugu culuslaa oo ay Al-Shabaab kuqaadaan Hiilweyne oo katirsan Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,

    Sikastaba ha,ahaatee waxaan jirin ilaa iyo hada wax war ah oo kasoo baxay Saraashii Dowlada oo ku aadan Dagaalkii Xalay Al-Shabaab kuqadeen Saldhiga Hiirweynne ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here