Khilaafkiii Dowlada iyo Ahlusunna oo lasoo afjaray

    Kadib Khilaaf xoogan oo hareeyay dhismaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa lasheegay in gebi ahaanba lasoo.afray Khilaafkii Dowlada iyo Kan Maamulka Ahlusunna u dhexeeyay.

    Warqad kasoo baxday Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa waxaa lagu sheegay in gebi ahaanba lasoo afjaray Khilaafkii Ahlusunna lagana qanciyay tabashooyinkii Ahlusunna ayqabeen.

    warkaada ayaa waxaa lagu sheegay in Maamulka Ahlusunna lasiiyay 20 Xildhibaaan oo kamid noqondoono 89 xubnood oo uu ka koobnaandoona Baarlamaanka cusub Galmudug.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here