Waasidee Xaalada Degmada Jawiil Ee Gobolka Hiiraan kadib Dagaalkii Shalay?

    Waxaa lagu soo waramayaa in ay degantahay xaalada Degmada Jawiil Ee Gobolka Hiiraan kadib Dagaalkii Shalay ka dhacay Degmadaa waxana Dalkaa uu ahaa mid saameeyay Dadka Deegaanka waxaana ka dhashay Khasaare kala duwan oo labada dhinac ah.

    Odayaasha iyo kan Maamulka Degmada ayaa waxa ay wadaan Dadaalo lagu qaboojinayo Xiisada ka dhex aloolsan labadaa maleeshiyo  waxaana loogu baaqayaa in xaalda dejiyan oo uusan mar kale soo laaban Degaal uu dhiig ku daato oo dhex mara labada dhinac ee uu dagaalku u dhexeeyo.

    Shalay ayeey eheeday markii Dagaal xoogan uu ka dhacay  Degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan waxaana saakay ladareemayaa xasilooni kutaagnayn waxaana labada dhinac loogu baaqay in ay Dagaalka Joojiyaan oo xaalada ay caadi kusoo laabato.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here