Gudoomiyiha Xisbiga Muqtaar Rooboow oo Gurigiisa laga baxay

    Ciidamada Mileteriga Soomaalia gaar ahaan koofiya casta ayaa waxa ay Xabsiga dhigeen Gudoomiyhii Xisbiga Amniga iyo Cadaalada Yuusuf Xasan Mursal waxaana Xisbigaa hogaamiye ka ah Wadaadka u xiran Dowlada Federaalka Soomaalia ee Shiikh Muqtaar Rioboow Cali Abuu mansuur.
    Xisbiga Amni iyo Cadaalad waxa uu kamidyahay Axasaabta Dalka kajira waxaana hogaamiya Muqtaar Rooboow oo Xabsi ugu jira Dowlada Federaalka Soomaalia.
    Xariga Mus`halkaa ayaa yimid kadib markii uu gudoomiyuhu sheegay kol hore in uu Dowlada kadalbaday in ay siideeyaan Muqtaar Rooboow waxaana Maanta Timid in Gurigiisa lagu boxo Gudoomiyaha Xabsigana ladhigo.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here