Howlgalo Dadbadan lagu soo qabtay oo Dhuusa-mareeb laga sameeyay

    Ciidamada Amaanka Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa waxa ay Xalay Howlgalo dadban lagu soo qabqabtay kasameeueen Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudu.

    Dakaan ayaa waxaa si gaar ah looga soo qabtay Xaafada lagu magacaao Daya oo u laata Magaalaada Dhuus-mareeb,waxaana howgalkaa lagu soo qabtay Dad tiro ahaan gaaray ilaa iyo 300 oo qof waxaana baaritaan dheer kadib lasii daayay Dadkii marka laga reebo Dad kooban oo tuhun soogalay oo Ciidamu lahareen si baaritaan loogu sameeyo.

    Howlgalkaan ayaa yimid kadib markii Shalay Gudaha Magaalada lagu qabtay Qaraxyo iyo Dadkii soo abaabulayay kuwaa oo ladamacsanaa in Magaalada Dhuusa-mareeb lagu weeraro.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here