Warar kaladuwan oo kasoo baxaya Weerar Xalay Gaalkacyo ka dhacay

    Waxaa Faa-faahino kala duwana y kasoo baxayaan Weerar Xalay lagu qaaday Mgaalada Gaalkacyo  ee Gobolka Mudug Weerarkaa ayaa waxa uu ahaa Weerar Bambaano waxaana Jira Khasaaro ka dhashay Weerarkaa sida ay sheegayaan Wararka halkaa inaga soo gaaraya.

    Gudoomiyaha Gobolka mudug oo Warbaainta lahadlay ayaa waxa uu sheegay in Weerarkaa ya Al-Shabaab gaysan balse ay geysteen Shaqsiyaad dano Gaar ah leh woloow uu san Sheegin Magacyada Shaqsiyaadka sida gaarka Weerarkaa uga dambaysay.

    Marka laga soot ago Weerarkaa Xalay dhacay Maalmihii Dambe Gobolka Mudug waxaa ka dhacayay Dagaalo laxiriira aanooyin Qaiil waxaana Maamulka Gobolku uu sheegay in Weerarkaa lasoo afjarayo oo xalinta xiisadaa xal waarao laga gaarayo mardhow.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here