Al-Shabaab oo Xalay dhowr jiho kaweeraray Degmada Balcad

    Wararaka inga soo gaaraya Degmada Balcada ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab Weerar xogan kuqadeen Degmada Balcad.

    Weerarkaa ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar xoogan kusoo qaadeen bar Kontorool oo ay kusugnaayeen Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaalia waxaana halkaa Dagaal xoogan uu ku dhexmaray Al-Shabaabkii weerarka soo qaaday iyo Ciidankii Dowlada ee barta laweerary ku suqnaa.

    Dadka Degaanka oo nalahadlay ayaa waxa ay inoo sheegeen in ay maqlayeen saakay aroortii hore daryanka Rasaas culus oo ay isku adeegsanayeen labada dhinac.

    Khasaraha waxaan lasheegayaa in Dhanka Dowlada laga dilay Sedax Askari halka aanan lashaacin tirade Dadka dhaawacmay,dhanka Al-Shabaab macada Khsaaraha soogaaray.

    Ma ahan markii ugu horaysay oo ay Al-Shabaab soo weeraraan Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaan mararbadan Al-Shabaab Degmadaa ay kaweeraren dhoowr jiho.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here