James swan oo Kismaayo Gaaray iyo Madaxda Jubbaland oo soo dhaweysay

    Waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland gaaray wakiilka Qaramada Midoobay uqaabilsan Soomaalia James Swan waxaana halkaa kusoo dhaweeyay Madax katirsan Maamulka Jubbaland.

    Ergayga ayaa waxa uu kulamo kaladuwan laqaadan doonaa Madaxda ugu sareeysa Maamylka Jubbaland waxa uuna kala hadlidoonaa waxa uuna u kuurgelidoonaa xaaladaha  kala kuwan ee ay marayso Siyaasada Jubbaland iyo Khilaafka u dhexeeya Madaxda Dowlada Soomaalia iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Jubbalnd.

    Lama shaacin inta uu qaadandoonpo Safaraka ergayga waana Markii ugu horeysay ee James swan uu tago Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimada KMG ah ee Maamulka Jubbaland.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here