Wefdi kasocda Beesha Caalamka oo Kismaayo utegaya Xalinta Khilaafka Dowlladda iyo Maamulka Jubbaland

    Wefdi balaaran ee uu hogaaminayo Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaalia Jemis Swaam ayaaa waxaa lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kmg ee Maamulka Jubbaland waxaana halkaa kulamo kulaqaadan doonaa Bulshada qaybeheeda kaladuwan.

    Geesta kale waxaa lasheegayaa in ergaygu uu Kismaayo utegayo ay tahay Dhameynta Khilaafka u dhexeeya Dowlada iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland kaa oo Kilaafka Dowlada kala dhexeeya uu Cirka iskusii shareerayo.

    Waxaa sidoo kale lagu wadaa in uu lakulmo Madaxda Mucaaradka Jubbaland kusugan oo ayagana loo doortay Madaxweynayaan Jubbalanad ka arimiya waxa uuna ergaygu uu qorsheeynayaa in uu soo afjaro Khilaafka Dowlada iy Maamulka Jubbland.

    Waxaa waayihii dambe sii xoogaysanayay Khilaafka Dowlada iyo Maamulka Jubbaland waxaana hada laysku dayayaa in waxawalba lagu dhameeyo Miiska wada hadlka si loosoo afjaro Khilaafka Dowlada iyo Maamulka Jubbaland.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here