Anyax badan oo kadegay qaybo kamid ah Gobolka Hiiraan&dhibaatooyin xoogan oo lasoo werinayo

    Waxaa lagu soo waramayaa in anyax badan uu kadegay qaybo kamid ah Gobolka Hiiraan waxaana Ddaku ay yihiin kuwa aad uga cabanaya Dhibaatada xoogan ee uu anyaxu kuhaayo.

    Anyaxaan ayaa waxa uu sigaar u saameeyay Dadka miyiga kunool gaar ahaan beeralayda waxaana barakac xoogan bilaabay Dadkii deegaanka si ay uga fogaadaan xaalufinta Anyaxu uu kuhayo deegaanada Gobolka Hiiraan hostaga.

    Anyaxaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa uu dhibato xoogan kuhayay deegaanada Soomaaliada waxana dhacday in deegaanada Maamulka Soomaaliland ay sababtay dhibaatada Anyaxa uu kuhaayo deegaanada in Rasaas noolnool loo adeegsado.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here