Macalim Maxamuud oo ku hanjabay in ay ka baxayaan heshiiskii ay la galeen DFS

    Dhawaan ayeey eheeday markii lasoo afjaray Khilaafkii u dhexeeyay Dowlada iyo Maamulka Ahlusunna Waljameeca waxaana lagu heshiiyay in Ahlusunna lasiiyo 20 Xildhibaan oo ay kuyeeshaan Golaha Wakiilada cusub ee uu dhawaan yeelanayo Maamulka Galmudug.

    Iyad oo ay arintaa ay jirto ayaa wadaadka lagu magacaabo Macalin Maxemuud oo ah Hogaamiyaha Maamulka Ahlusunna ayaa waxa uu kuhanjabay in maamulkiisu uu kabaxayo heshiiskii lalagalay hadii aysan joojin faragelnta Dowldu ay kuhayso.

    Hadalkaan kasoo yeeray Madaxda Ahlusunna ayaa waxa uu kusoo aadyaa xili Magaalada Dhuus-mareeb ay kasocdaan kulamo xodxodasho ah oo ay wadaan Xildhibaano iyo Madax katirsan Dowlada Federaalka Soomaalia.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here