Maxaadan ogayn oo kasocda Magaalada Dhuusa-mareeb?

    Wxaaa Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug kasocda Siyaasado isdiidan oo iska soo horjeeda waxaana Magaaladu ay tahay mid aan lehayn meel jaan iiyo cirib ladhigo.

    Waxaa saacadihii lasoo dhaafay dhuusa-mareeb kusii qulqulayay Xildhibaano Siyaasiyiin Ganacsato kuwaa oo doonaya in ay door muuqda kuyeeshaan Siyaada Gulmudug.

    Dhib u dhicii kuyimid Doorashada Galmudg kadib majiro wax war ah oo kasoobaxay Gudiga farsamada Maamul usameynta Galmudug waxaana in laqabto Doorashada Madaxweyne ee Galmudug ey e heeday Shalay o ay Bisha December eheeday 17 ilaa iyo hadana mamuuqdo ififaalo muuqda oo cadaynaya inlaqabanayo Doorasho iyo waqtiga laqabanayo kadib hesheeskii Ahlusuuna iyo Dowlada Federaalka Soomaalia.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here