Warar kala duwan oo kasoo baxaya Dagaal xoogan oo Al-Shabaab iyo Ciidanka Dowlada ku dhexmaray Magaalada Afgooye

    Al-Shabaab ayaa waxa Maanta Weerar kuqaadeen Daegmada Afgooye ee Gobolka Shabeella Hoose waxaana halkaa ka dhacay Dagaal xooga oo dhexmaray Al-Shabaabkii Weerarka sooqaaday iyo Ciidamada Booliska Afgooye.

    Khasaaraha kadhashay Weerarkaa ayaa waxa uu gaarayaa dhimashada labo ruux oo kamid ahaa Dadka deegaanka waxaana weli kataagan Magaaladaa Cabsi xoogan oo ku aadan in markale Al-Shabaab uu markale soo weeraro.

    Taliska Booliska Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa uu sheegay in ay iska caabiyee shabaabkii soo weerary Degmada Afgooye.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here