Waxaa Faah-faahino kasoo baxayaan Dagaal Kadhacay Gobolka Shabbellaha Dhexe

    Waxaa Warar kala duwan ay kasoo baxayaan Dagaal xoogan oo shalay ka dhacay Degmooyin iyo deegaano hoostaga Gobolka Shabeellaha Dhexe.
    Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay Deegaan lagu magacaabo Geelgub oo hoostaga Degmada Caddalle waxaana Dagaalkaa ka dhashay khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dhinacyadii Dagaalku dhexmaray.
    hada waxaa lagu soo lagusoo waramayaa in ay kacsantahay xaalada Deegaanadii Shalay lagu Dagaalamay waxaana laga cabsi qabaa in Markale uu dhoco Dagaal xoogan.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here