Kim Jong Un oo isagu yeeray saraakiisha ugu sareeysa Milatriga dalkiisa

    Kim jon un ayaa  golaha militeriga  ee dalkiisa isugu yeerey kulan aan caadi ahayn sida ay ku soo warameyso  warbaahinta (KCNA) ee ka hawlgasha dalkaasi.

    Waxaana la sheegey in Kim jon un uu saraakiishani uu kala hadleyo, qorshayaal cusub oo aan wali shaaca laga qaadin, iyo haddii ay jirto saameyn ka dhalatey, cunqabateynta  Washington ay ku soo rogtey dalkaasi.

    Si dhab ah looma oga sababta ka dambaysa arrintan balse waxaa xusid mudan in muddooyinkii dambe ay waday xukuumadda Biyong Yang sameynta iyo tijaabooyinka gantaallada casriga ah ee Nukliyeerka.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here