Xaaf oo war kasoo saaray Qaraxii Xalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo qaybta Galmudug

    Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxa uu kahadlay Weerar Xalay ka dhcay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Qaybta Galmudug waxa uu katacsiyeeyay Dadkii kugeeriyooday Qaraxii Xalay lagu Weeraray Hoteel ay ku sugnaayeen saraakiil Ciidan kaa oo ay ka dhasheen Khasaare isugujira Dhimasho iyo dhaawac.

    “Samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo eebe ha inaga diiyo wiilasha iyo hooyinka ku naf waayay musiibada ay caawa geysteen kooxa arxan laawayaasha ah ee caado ka dhibtay in ay markasta dhibaateeyaan dadka maatada ah iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeen waxa aan ugu baaqayaa in reer Gaalkacyo fadhiga ka kacaan oo ay meel uga soo wada jeestaan Cadowga lana shaqeeyaan ciidamada Amniga si looga hortago falalka guracan ee Cadowgu Geesanayaan” Ayuu yiri Madaxweynuhu.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here