Xildhinaanda DFS oo maanta Su’aalo waydiinaya Wasiirada Caafimaadka iyo Gar-gaarka Xukuumada Soomaalia

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaalia ayaa waxa ay Maanta kulankooda caadiga ah kuyeelanayaan Xarutooda Magaalada Muqdisho.

    Kulankaan ayaa waxaa maanta Su,aalo lagu waydiin doonaa Wasiirada Gargaarka iyo Caafimaadka waxaana dalbaday labadaan Wasiir in ay golaha horyimaada qaar kamid ah Xilldhibaanada Golaha Shacabka Soomaalia.

    Xildhibaanda Golaha Shacabka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa joogtaynayeen laxisaabtanka Xukuumada waxaana Xildhibaanada kol hore hortegay Wasiiro farbadan oo katirsan Xukuumada Xasan Cali Khayre.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here