Dabley hubaysan oo Degmada Hodon ku dishay Wiil Dhalinyaro ahaa

    Dablay hubaysan ayaa waxa ay Wiil dhalinyaro ahaa kudishay Demada Hodon oo Gobolka Banaadir waxaana Dilka kadib goobta isaga baxaaday dableydii Dilka kadambaysay.

    wiilka ladilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray ay Cabdulaahi Faarax waxa uuna kamid ahaa dhinyarada Dalka gudihiisa waxkubaratay ilaa iyo hada macada sababta loodilay wiilkaa Dhalinyara ahaa.
    Waxaa sii yaraanaayay Maalmihii lsoo dhaafay dilalaka kadhaca Magaalada Muqdisho waxaana Laamaha Amaanku ay sheegeen in ay ku guulaysteen sugida Amniga Caasimada Muqdisho.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here