DEG DEG:- Ciidamo Itoobiyaan ah oo caawa kasoo gudbay xadka Galgaduud

    Ciidamo Itoobiyaan oo wata qiyaastii konton Ural  aadna u hubeysan ayaa caawa kasoo gudbay xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago Ismaamulka Soomalida Itoobiya.

    Warar hoose ayaa sheegaya in Ciidankaas ay u yeeratay Dowladda Somalia si doorashada Dhuusamareeb u noqoto  mid ku biyo dhamaato dhinaca Villa Somalia, halka warar kalana ay sheegayaan in ciidankaas ay saldhig ka sameysan doonaan magaalada Cadaado oo magaalo muhiim u ah Galmudug

    Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco boga Muqdishopost.com

     

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here