Laamaha Amaanka Beledweyne oo Amaro Culus Shacabka dul dhigay

    Amar ka soo baxay laamaha Ammaanka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu faray Bulshada magaalada in ay ka fogaadan ku ganacsiga hareeraha Wadooyinka & istmicaalka Gawaarida leh maraaydaha madow & moota Bajaajka.

    Qoraal uu ku saxiixan yahay taliye xigeenka Saldhiga Booliska Baladweyne Maxamed Maxamud Rooble (qoorsheel) ayaa waxaa lagu sheegay in uu muteysan doono ganaac lacageed iyo xarig.

    Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay laamaha Amniga Baladweyne.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here