Laamaha Amaanka Dhuusa-mareeb oo joojiyay Munaasabad lagu soo dhaweenayay 20 Xildhibaan ee Ahlusunna

    Ciidamada Amaanka Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxa ay is hor istaag ku sameeyeen munaasabad la doonayay in lagu soo dhaweeyo 20 Xildhibaan ee uu dhowaan soo gudbiyay Maamulka Ahlusunna Waljameeca.

    Ciidamada Amaanka ayaa waxa ay qaban qaabiyaasha Munaasabada Ku war-geliyeen in ay joojiyaan xaflada aysana Magaalada ku qaban karin wax munaasabad ah.

    arintaa ayaa imaanaysa Xili Laamaha Amaanka Dhuusa-mareeb kol hore ay sheegeen in aysan Magaalda ka dhici karin Munaasabad aanan lagu soo wargelin.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here