Ciidanka dowladda oo qaab beeleed ugu dagaalamay Degmada Hodan

    Dagaal khasaaro gaystay ayaa waxa uu ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

    Dagaalkan ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamo ka tirsan dawladda Soomaaliya oo u hubaysan qaab maleeshiyo beeleed, kuwaas oo isku haysta dhul ku yaalla xaafaddaasi

    Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalkaasi uu ku dhintay hal ruux halka labo kalena ay ku dhaawacmeen.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here