Muxuu Sheekh Shaakir ka yiri Qaraxii Xamar ka dhacay?

    adaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan sidoo kale kamid ah hoggaanka Ahlusunna ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab.

    Waxaa uu sheegay in dadka kaliya ee sidii la rabey ula dagaalamay Al-Shabaab ay yihiin Ahlusunna welina ay sii wadi doonaan dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.

    Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa uu sheegay in Ahlusunna ay ka go’an tahay in dagaalka laga saaro Al-Shabaab dowladda Soomaaliyana looga baahan yahay inay garab ku siiso.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here