Duqayn lagu dilay Xubno Sare oo Al-Shabaab ka tirsan oo Shabeellaha Hoosse lagu dilay

    Dowlada Dalka Mareynka gaar ahaan Howgalka Afrikoom ayaa waxa ay Duqayn ku dileen xubno katirsan Al-Shabaab Waxaa sidoo kale duqayntaa lagu gubay Gawaari sida lagu sheegay Warkaa ka soo baxay Mareykanka.
    Duqaynta ayaa waxa ay si gaar ah uga dhacaday deegaanada kuunya Baroow iyo deegaanka Caliyoow Baroow waxaana halkaa al shabaab u yihiin deegaano muhiim ah oo ku yaala Gobolka Shabeellaha Hoose waxaana halkaa al shabaab looga dilay Xubno sare oo al shabaab ah waxaan xubnaha ladilay tiradooda ay garayaa ilaa iyo Afar sida Afrikoom laga soo xigtay.
    Weerarkaa Duqaynta ah ayaa waxa uu imaanayaa xili maalmo uun ka hor uu qarax dadbadan ay ku dhinteen Qarax ka dhacay Ex-kontorool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here