Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Mudug

    Warar kala duwan ayaa waxa ay ka soo baxayaan Dagaal dhexmaray labo maleeshiyo beeleed oo kuwada sugnaa Gobolka Mudug waxaan dagaalku sigaar ah uu uga dhacay Deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug.
    sida ay ku soo waramayaa goobjoogayaal ku sugan Gobolka Muduga Khasaaraha ayaa gaaraya dhimashada labo ruux oo ka tirasan Dadka Shacabka ah iyo Maleeshiyadii Dagaalku dhexmaray.
    hada xaalada Wasil ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay degantahay ka dib Dagaalkii halkaa ka dhacay waxaana laga yaabaa in mar kale dagaal halkaa uu Maleeshiyada ku dhexmaro maalmihii lasoo dhaafay Gobolka Mudug waxaa ku soo badananyay Dagaal beeleedyada waxaana isi soo taraya Baaqyada lagu dalbanayo Dagaalada inla joojiyo.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here