Booliska Soomaalia oo barakicin kawada aga-gaarka garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa waxa ya barakicin iyo Burburin kawadaan xaafado ka agdhow Garanooka Diyaaradaha ee Magaalda Muqdisho.
    Daka deegaanka oo u badan Dad danyar ah oo degan halka lagu hayo burburinta ayaa waxa ay sheegeen in ay arintaa ay ka xunyihiin waxaana lasheegayaa in halkaa ay ciidamadu xoog ku bur buriyeen guryihii halkaa kuyaalay.
    Saqsiyaad ganacsato ah ayaa waxaa lasheegayaa in arintaa Burburinta ah ay ka danbeeyaa Booliska Soomaaliana loo adeegsaday Barakicinta Dadka Masaakiinta ah oo halkaa degan.q

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here