Kulan xasaasi ah oo Xalay Dhuusa-mareeb ku dhexmaray Madaxda Maamulka Ahlusunna iyo Khayre.

    Xalay ayaa waxaa Magaalada Dhusa-mareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug kulan xasaaisi ah kuyeeshay Mdaxda sare ee Maamulka Ahlusunna Waljameeca iyo Ra’iisul wasaare Khayre.
    Kulankaa ayaa waxa uu ahaa mid ay Albaabadu u xiranyihiin waxaana looga hadlayay qaabkii loo dhamayn lahaa khilaaf ka taagan soo xulista Xildhibaanda Cusub ee Maamulka Galmudug iyo sidii xal looga gaari lahaa is rasaasayn ka dhacaday Magaalada Dhusa-mareeb.
    ilaa iyo hada majirto wax najiijo ah oo ka soo baxday kulankii Xalay dhexmar Khayre Iyo Madaxda Maamulka Ahlusunna Waljameec.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here