(Breaking News) Qarax weyn oo ka dhacay isgoyska Folernza ee degmada Wardhiigley

    Waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay Degmada Wardhiigley gaar ahaan isgoyska Folernsa ee agaagaarka Xerayaal, qarax aad u weyn oo jugtiisa laga maqlay dhammaan magaalada Muqdisho iyo agagaarkeeda,

    Weli lama oga inta uu la egyahay qasaaraha ka dhashay Qaraxa waxaanan dib idiinkula wadaagi doonaa faahfaahinta qaraxa.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here