Donald Trump oo shaaciyay sababta ay u dileen Sulaymaani

    Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhow sheegay in u jeedka ugu weyn ee Mareykanku uu u dilay hoggaamiyihii sare ee milateriga Iiraan, Qaasim Sulaymaani, ay ahayd si “uu u joojiyo dagaal, ee uusan doonayn inuu mid kale bilaabo”.

    Mr Trump Waxa uu qiray in uu “dhammaaday waqtigii argagaxa ee Sulaymaani” kaddib markii Jimcihii lagu dilay weerrar dhanka cirka ah oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baqdaad ee Dalka Ciraaq.

    Madxda sare ee Dalka Iiraan oo arrintan ka hadlay waxa ay shegeen “in ay si deg-deg ah uga jawaabi doonaan ficilka xun ee Mareykanku ku dhaqaaqay.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here