Ehelada Wiil uu dilay Askari ka tirsan Dowladda oo cadaalad dalbaday

    Xili maalmihii lasooo dhaafay ay sii korhayeen toogashooyinka bareerka ah oo ay Ciidamada Dowladu u gaysanayeen Dhalinyarada Magaalada Muqdisho ayaa Hooyo Soomaaliyeed oo Shalay Wiil ay Dhashay Askari ka tirsan Ciidanka Dowlada uu ku toogtay Degmada Dharkeenlay ee Gobolka Banaadir.

    Wiilka ayaa marka latooganayay waxa uu ciyaarayay kubad waxaana halkaa Sibareer ah ugu toogtay Askari labisan Dariiska Ciidanka Doowladda Federaalka Soomaalia waxaana Hooyada Dhashay Wiilka ladilay ay Dowldda Soomaalia ka dalbatay in ay Cadaalada horkeento Gacan ku dhiiiglihii Dilay Wiilkeeda Sharciga loo mariyo.

    Askarta ka tirsan Dowldda ayaa waayihii Dambe waxa ay si bareer ah u tooganayeen Dhalinyarada ku nool Magaalada Muqdisho waxaana ugu Damabaysay hooyo Soomaaliyee oo Xaamilo eheeday oo askari uu ku toogtay Degmada Dayniille ee Gobolka Banaadir.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here