Gudiga Doorasha Maamulka Galmudug oo soo gubinaya Liiska 69 Xubnood oo kamid noqonaya Baarlamaanka labaad ee Galmudug

    Gudiga Doorashada Galmudug oo ay Magacaawday Wasaarada arimaha Guduha Xukuumada Federaalka Soomaalia ayaa waxaa lagu wadaa in ay Maanta soo gudbiyaan liiska Xildhibaana Baarlabaanka Labaad oo uu yeesho Maamulka Galmudug kuwaa oo gaaraya 69 Xubnood Maadaama Ahlusunna ay soo gudbisay 20 Xildhibaan oo lasiiyay.
    Marka ay soo saaraynaa Gudiga Xildhibaanda looga fadhiyo ayaa waxaa laguda geli doonaa Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynha Galmudug Waxaan halkaa hardan adag uu ku dhexmari doonaan Madax iyo Siyaasiyiin taabacsan Dowlada iyo kuwo Mucaarad ku ah.
    Balse waxaa laga dhur sugayaa nooca doorasho oo ay Galmudug wajahdo madaama hada ay Galmudug gashay jahwareer cusub oo dhinaca Doorashada Maadaama Xaaf uu magacaabay Gudi Doorasho Cusub.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here