Madaxweyne Shariif oo ka digay qatar ku wajahan Dhismaha Dowladnimada Soomaaliya !

    Madaxweynihii Hore Soomaaliya Mudane Shiriif Shiekh Ahmed, oo ka qeyb qalay Xaflad ay soo qaban qaabiyeen  Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan London, ayuu kaga hadlay arrimo dhowr ah,  hadaladiisa waxaa ka mid ahaa

    ” Maanta Dalka wuxuu ubahan yahay isbadal Maamul, oo dadka soomaaliyeed laga doonayo ineey hurmuud ka noqdaan ”

    M/w Shariif ayaa Madaxda ugu sareeysa DFS ku tilmaamay kuwo aan karti ulaheyn waxka qabashada Xaalada halista ah ee uu dalka ku sugan yahay,  si gaar ah weerarada ay cadowga  argagaxisada ku xasuuqayaan shacabka soomaaliyeed  Guud ahaan Dalka Gaar ahaan Muqdisho,

    Ugu danbeyn M/w Shariif ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay ineey umidoowaan ladaaagalanka argagaxisada oo ay meel ugu soo wadajeesadaan,

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here