Maamulka Jubbaland oo ku hanjabay in ay Al-shabaab ciribtiridoonaan ay kala wareegi doonaan Deegaano muhiim ah

    Saraakiisha Ciidamada Maamulka Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa waxa si kulul waxa ay uga hadleen Dagaalka ay kula jiraan Dagaalamayaasha Al-Shabaabta ku sugan Qaybo badan oo kamid ah Deegaanada Maamulka Jubbaland.

    Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland Aadan koojaar ayaa sheegay in Al-Shabaab lagala wareegay deegaano dhowr ah oo xilligaan dhibaatooyin culus ay ka jireen,hayeeshee Ciidamadu au la wareegeen.

    Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay kordhiyeen howlgalada ay Al-Shabaab uga saarayaan deegaanada ay ka maamulaan Deegaanadaa waxaana xusid mudan in ay Al-shabaab weli gacanta Huhayaan Caasimada Maamlka Jubbaland ee Bu,aale.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here