Xalada Muqtar Roobow Ali Abu Mansuur ayaa laga deerinayaa.

    Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Abu Mansuur maalmihi udanbeeyay diiday inuu cuno raashin taasi waxaay sababtay inuu miirbeelo kadibna sidag dagna loola cararay cisbitaal Digfeer.

    Eheladiisa oo isku dayay ineey la kulmaan  Abuu Mansuur waloo diiday waxaana lagu wargaliyay in uu wadaadka kasoomay cuntada.

    Muqdisho Post oo xiriir la sameeysay qaar kamid ah Saraakiisha u Xilsaaray Amniga Muqtaar Rooboow Abu Mansuur ayaa no xaqiijiyay in ay xaladiisa halis ku jirto lana dhigay qeybta ICU ee cisbitaal Digfeer .

    Waxaa jiro isku daayo ay wadaan xildhibaanada Koonfur Galbeed oo ay kusoo furanayaan wadaadka oo afduub ahaan Dowlad uheesato.  Maadama aysan u marin nidaam sharciga dalka waafaqsan.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here