R-Kheyre oo quus u muujiyay Beelaha Dir iyo Waceysle

    Ra’isulwasaaraha xukumadda Hassan Kheyre ayaa kulan uu la qaatay Wax-garad iyo odayaasha beelaha Dir iyo Wacaysle wuxuu ku war-geliyay in ay ka tanaasulaan ama xita aysan u tartami karin loolanka Gudoonka barlamaanka iyo Madaxweynaha Ku xigeenka Galmudug.

    labadaas beelood oo raacaya nidaamka 4.5 ayaa midkiiba raadinaya saamigooda, madaama labada beel oy kasoo kala jeedaan M Farmaajo iyo R Kheyre ay kala heestaan kuraastaas loo hanqal-taagayo, balse Ra’isulwasaaraha ayaa u sheegay in wax walba sidoodi ahaan doonaan.

    Ma cada talaabada xigta, balse tani waxey dib u dhac u keeni kartaa hanaanka dib u dhiska Galmudug oo qaati laga taagnaa marki hore

    Muqdishopost

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here