Siyaasiyiin reer Galmudug ah oo Weerar ku qaaday Khayre iyo Qarafaan

    Siyaasiga Cabdi Maxamed Jeelle oo katirsan Siyaasiyiinta ku sugan Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa waxa uu sheegay in uu ka walaacsan yahay qaabka ay Dowladda Soomaalia u wajahayso dhismaha Maamulka Galmudug.

    Siyaasiga oo lahadlay Warbaahinta waxa uu si toos ah u weeraray Khayre iyo Wasiir Qarafaan oo ah Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaalia waxa uuna tibaaxay in ay god ku ridayaan ayaayaha iyo mustaqbalka Galmudug waxa uu tibaaxay in ay ka baqayaan halka uu ku dambayn doono aayaha Galmudug.

    Galmudug ayaa waxa ay wajahaysaa xaalad adag oo dhanka dhismaha ah waxa aanan weli caday qaabka ay Dowladdu u mareynayso dhismaha Maamulka Galmudug waxaana isisoo taraya Khilaafyada Ragaadinaya Dhismaha Maamulka Galmudug.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here