Xaaf oo Weerar ku qaaday Madaxweyne Xaaf ku sugan Magaalada Gaalkacyo

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan Golaha Shacabka Soomaalia ayaa waxa uu Weerar dhanka afka ah kuqaady Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf kaa oo Dadaal ah dhisida Galmudug kawada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

    Fiqi ayaa waxa uu sicad u sheegay in aanan laga hor imaan howlaha ka socda Magaalada Dhuusa-mareeb oo ay garwadeenka katahay Dowladda Federaalka Soomaalia kaasi oo ah Dhisida Galmudug midaysan oo loo dhanyahay sida ay sheegayaan Madaxda Dowladda ee ku sugan Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug.

    Fiqi ayaa waxa uu ka midyahay Xildhibaanda Golaha Shacabka ee laga soo doortay deegaanda Galmudug waxaa sidoo kale kamidyahay Xildhibaanda runta indhaha ka saara Madaxda Nabad iyo Nolol ee Villa Soomaalia ka shaqaysa waxaase markaan uu weeraray Xaaf kaa oo uu ugu baaqay in uu kataliyo aayaha Shacabka Galmudug.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here