Gudoomiya Omar Filish oo Shaqadii ka joojiyay G/Xigeenka Maamulka & Maaliyada.

    Waxaa isasoo tarayaa wararka sheegayay in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Omar Filish uu waraaq ukala diray Safiirada Turkey, Bankiyada gaarka loo leeyahay & Bankiga Dhexe taaso ujeedadeedu tahay  warqad kasto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka & Maaliyada ee Gobolka Banaadir Mudane ibraahim dheere aytahay mid aan katurjumeeynin Gobolka Banaadir .

    Khilaafka labada masuul ayaa salka ku hayaa lacago uu lunsaday Gudoomiye Ibraahin Dheere taasoo ay qeybsan lahayeen asaga iyo Gudoomiye Omar Filish,

    Arrintaas waa ay u cuntami waysay Gudoomiye Omar Filish wuxuuna so saaray Digreeto uu ku hakinaayo howl maalmeedka Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyada ee gobolka Banaadir.

     

    Muqdishopost waa isha wararka shacabka

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here