RW UK oo Dowlada Ciraaq ka codsaday in Ciidamadooda lo ogolaado ineey si joogaan

     

    Uk ayaa sheegtay in howsha ay ka hayaan Ciraaq ay tahay mid muhiim ah.

    Sulaymaani oo duqeyn dhanka cirka ah waxa ku dilay Maraykanka.

    Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa ansixiyeen qaraar ku baaqaya in ciidamada Shisheeye ay dalka ka baxaan.

    Madaxda dalalka Yurub ayaa dhinacyada oo dhan ugu baaqay in arrintan ay xakameeyaan.

    Horaan ayaa ra’iisul wasaaraha dalka Britain wuxuu qadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Ciraaq waxayna isku raaceen in si wada jir ah looga wada shaqeeyo arrimaha diblomaasiyadeed ee taagajn.”

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here