Gudoomiye Omar Finish oo kulan la qaatay Marwo Xaliima Yareey GGMDQ.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Omar Mohamud Mohamed (Omar Finish) & Guddoomiyaha Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Halima Isma’il Ibraahim ( Haliima Yareey ) ayaa kawada hadlay Sida loogu diyaar garowbayo arimaha doorashooyinka soo socda Ee Dalka Iyo Habka Loo Qabanayo Doorashooyinka Lafilayo In Dalka Ay ka Dhacdo.

    Sida ay  isla garteen ayaa ah in Magalada Muqdisho kaliya lagu qabto Doorashada Madaxweyne nimo 2021 tasso shacabka Muqdisho inyaroo ladiiwaangaliyo codbixinta ay ka dhiban doonaan dagmooyonka Muqdisho oo sanduuqyo la dhigo.

    Waa arrin qatarteeda leh in Gudiga Madaxbabaan Doorashooyinka qaranka ay diyaariso doorasho aan so marin Baarlamaanka Soomaaliya maadama uu dalkaan Maamulkiisu yahay Nidaam Baarlamaani ah.

    Kulanka oo ka dhacay xarunta gudiga doorashooyinka madaxa banaan ku leeyihiin taas oo ku taal Madaxtooyada qaranka Ayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir . Waxa uu Balan Qaaday In uu Lashaqeynayo Gudigga Doorashoyinka Qaranka. Isagoona Sidookle u Mahad celiyay Gudoomiyaha Gudiga Doorashinka.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here