Maxeey kawada Hadleen Safiirka Filand Amb Erik & Madaxweyne Dani

    Madaxweynaha Punthland Saciid Abdullahi Dani ayaa Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Safiirka Finland Amb. Erik Lundberg  & Wafdi uu Hogaaminaayo,

    Inta uu socday kulanka waxaa ay iskula soo qadeen labada Dhinac, xaalada guud ee Soomaaliya,  gaar ahaan Punthland,

    Waxaa kulanka lagu lafaguray  sigaar ah xiriirka dowlada Dhexe & maamul Goboleedyada oo aad u xun sido kale waxaa aad loogu dheeraday suurta galnimada ineey waqtigeeda ku dhacdo doorasho Xor iyo Xalaal 2021 ,

    Markuu kulanka soo dhamaaday waxaa shir jaraaid si wadajir u qabtay Madaxweyne Dani & Amb  Erik Lundberg

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here