Waxaa la ogaaday Diyaaradii ku Burburtay Hawada Iiran dadkii saarna wadamada ay ukala dhasheen.

    Diyaarad nooceedu yahay Boeing-737 oo ay saarnaayeen ku dhawaad 180 qof oo ku burburtay meel aan ka fogeyn caasimadda Iran ee Tehran ayaa waxa la shaaciyey halka ay ka soo jeedaan rakaabkii saarnaa.

    • 82 Iran
    • 63 Canada
    • 11 Ukrain, oo ay ka mid yihiin shaqaalaha diyaaradda.
    • 10 Sweden
    • 4 Afghanistan
    • Saddex u dhalatay German

    Safaaradda Ukraine iyo Tehran ayaa sheegay in burburkan aysan ka dambaynin wax argagixiso ah.

    Muqdishopost

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here