Xildhibaan Ahmed Moallin Fiqi oo Suaal waydiiyay Taliyaha NISA.

    Kadib markii Aroornimadii Saakay uu dhacay  Qarax geestay qasaaro dhimasho , Dhaawac & Burbur Hantiyadeed kana  dhacay afaafka hore halka laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya,

    Waxaa kadhalatay hadal heyn ay shacabka isweydiinayaan oo ah , siduu qaraxaa kusoo gaaray Barta laga ilaaliyo Madaxtooyada iyadoo jidadka xiran yihiin,

    Suaal Cajiib ah oo Xildhibaan Ahmed Moallin Fiqi waydiiyay Agaasimaha Guud ee NISA Fahad Yasiin ayaa aheed

    “Twitterka xafiiska taliyaha NISA ha noo sheego qaraxa Sayidka cidda ka danbeysa inta aan Shabaab sheegan!”

    Maadama kal hore ay NISA qarax dhacay oo ay sheegteen alshabaab ku eedeysay Dowlad shisheeye taaso ilaa iyo hada aysan NISA cadeen Dowladaas mida ay tahay

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here