28 C
Mogadishu
Friday, September 18, 2020

    Ciidanka sida gaarka u tababaray ee DFS ayaa xalay fuliyay weerar qorsheysan.

    Howlgalkan lagama haayo wax faah faahin ah, iyadoo xilliga howlgalka la fulinayay ay aheyd xilli habeenimo ah.

    Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay laamaha Ammaanka oo ku aadan howlgalka gaarka ah ee xalay laga fuliyay xaafado ka tirsan Muqdisho.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    Open chat
    Hello. Maxaan kaa caawinaa?
    Powered by
    %d bloggers like this: